Exemple

WADAHADALLADA SOOMAALIYA IYO SOOMAALILAAND: SIDA DIB LOOGU SOO NOOLEYN KARO DEDAALADII JOOG SADAY

Wada hadallada Soomaaliya iyo Soomaalilaand is-mariwaa ayaa ka jiray tan iyo markii ay bilawdeen. Wadahadaladaasi waxay joogsadeen afar sanno ka hor markaasoo wareeggii u danbeeyey ay Jabuuti ku yeesheen madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo. Imika labadii dhanba waxa yimid laba maamul oo cusub oo aan midkoodna ku dhiirran wax tallaabo ah oo dib loogu soo noqonayo miiskii wada hadalka. Halkan sii guji

Facebook Twitter Google Digg Reddit LinkedIn Pinterest StumbleUpon Email

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *